Qaamuuska Asalka
baaldacar
(-rro, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Usha dheer ee dhexda kaga taal geedka dacarta.
Erayo la-mid ah
baal1. Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood. 2.…baalDhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.baalal1. Dad daawanaya cayaarta xayaadka. 2. (w) eeg baal¹.baalalleyXasharaad yaryar oo baalal leh sida badan waqtiga roobka la …baalash1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kab…baalashKabo luujito marin. ld baalashee.baalashidld baalasheyn.baalbaalMacmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo…

