Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baalash

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito. 2. Burush.

Erayo la-mid ah

baal1. Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood. 2.…baalDhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.baalal1. Dad daawanaya cayaarta xayaadka. 2. (w) eeg baal¹.baalalleyXasharaad yaryar oo baalal leh sida badan waqtiga roobka la …baalashidld baalasheyn.baalbaalMacmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo…baalcadWaxaro abab ah.baalcad1. Qaloon loogu talagalay in alla bari lagu samaysto; salool…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms