Qaamuuska Asalka
baalalley
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Xasharaad yaryar oo baalal leh sida badan waqtiga roobka la arko.
Erayo la-mid ah
baal1. Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood. 2.…baalDhinac, doc. Tus. “Baasha midigta ee albaabka istaag”.baalal1. Dad daawanaya cayaarta xayaadka. 2. (w) eeg baal¹.baalash1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kab…baalashKabo luujito marin. ld baalashee.baalashidld baalasheyn.baalbaalMacmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo…baalcadWaxaro abab ah.

