Qaamuuska Asalka
asaruuran
(-rmay, -rantay; -rmi)Falmg1
Macnaha
Ceel, god iwm wax la xabaalmid.
Erayo la-mid ah
asaraar1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.asaraarMuran runta lagu diidayo samayn.asaraaridld asaraar¹.asaraartamidld asaraartan¹ (2).asaraartan1. Asaraar dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld asaartamid.asaraartanLa a.: cid, cid kale oo muran wadda asaraar kala hortagid.asaruurCeel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.asaruuridld asaruur¹.

