Qaamuuska Asalka
asaraartamid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld asaraartan¹ (2).
Erayo la-mid ah
asaraar1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.asaraarMuran runta lagu diidayo samayn.asaraaridld asaraar¹.asaraartan1. Asaraar dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld asaartamid.asaraartanLa a.: cid, cid kale oo muran wadda asaraar kala hortagid.asaruurCeel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.asaruuranCeel, god iwm wax la xabaalmid.asaruuranCeel, god iwm wax la xabaalay ahaansho.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
