Qaamuuska Asalka
asaraar
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.
Erayo la-mid ah
asaraaridld asaraar¹.asaraartamidld asaraartan¹ (2).asaraartan1. Asaraar dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld asaartamid.asaraartanLa a.: cid, cid kale oo muran wadda asaraar kala hortagid.asaruurCeel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.asaruuranCeel, god iwm wax la xabaalmid.asaruuranCeel, god iwm wax la xabaalay ahaansho.asaruuridld asaruur¹.

