Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

asaraarid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld asaraar¹.

Erayo la-mid ah

asaraar1. Muran wax jira lagu diidayo. 2. ld araarid.asaraarMuran runta lagu diidayo samayn.asaraartamidld asaraartan¹ (2).asaraartan1. Asaraar dhexmara laba qof ama ka badan. 2. ld asaartamid.asaraartanLa a.: cid, cid kale oo muran wadda asaraar kala hortagid.asaruurCeel, god iwm ciid ku xabaalid; aasid; duugid.asaruuranCeel, god iwm wax la xabaalmid.asaruuranCeel, god iwm wax la xabaalay ahaansho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms