Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arrumasho

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

Eeg: arrumo

Sidoo kale eeg:arrumo

Erayo la-mid ah

arrumanWax la arrumay ahaansho (geel).arrumnaanld arrumnaansho, arrunnaan, arrunnaansho.arrumnaansho/dh ld arrumnaan.arrumoNeef geel ah oo taagan fariisisasho.arrunFariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid…arrunNeef geel ah oo taagan fariisin.arrunnansho/dh ld arrumnaan.arruugUbad labaraafle oo lix bilood jira.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms