Qaamuuska Asalka
arrumnaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld arrumnaansho, arrunnaan, arrunnaansho.
Erayo la-mid ah
arrumanWax la arrumay ahaansho (geel).arrumnaansho/dh ld arrumnaan.arrumoNeef geel ah oo taagan fariisisasho.arrunFariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid…arrunNeef geel ah oo taagan fariisin.arrunnansho/dh ld arrumnaan.arruugUbad labaraafle oo lix bilood jira.arruugnimoArruug ahaansho.

