Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arruman

(-mnaa, -mnayd)
Falmg4

Macnaha

Wax la arrumay ahaansho (geel).

Erayo la-mid ah

arrumnaanld arrumnaansho, arrunnaan, arrunnaansho.arrumnaansho/dh ld arrumnaan.arrumoNeef geel ah oo taagan fariisisasho.arrunFariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid…arrunNeef geel ah oo taagan fariisin.arrunnansho/dh ld arrumnaan.arruugUbad labaraafle oo lix bilood jira.arruugnimoArruug ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms