Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

arrun

MagacLafdheeri

Macnaha

Fariisisinta neef geel ah oo taagan la fariisiyo. ld arrumid.

Erayo la-mid ah

arrumanWax la arrumay ahaansho (geel).arrumnaanld arrumnaansho, arrunnaan, arrunnaansho.arrumnaansho/dh ld arrumnaan.arrumoNeef geel ah oo taagan fariisisasho.arrunnansho/dh ld arrumnaan.arruugUbad labaraafle oo lix bilood jira.arruugnimoArruug ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms