Qaamuuska Asalka
ambabbixid
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld ambabbax¹ (1).
Erayo la-mid ah
ambaMagacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban “ani” iyo “ba”.amba² xi. ld ama.ambaalRaro awrka dushiisa la saaro si rarku aanan wax u yeelin awr…ambabbax1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3.…ambabbaxQof socdaal billaabid.ambabbaxsanWax ambabbaxay ahaansho (cid).ambabbaxsanaanld ambabbaxsanaansho.ambabbaxsanaansho/dh ld ambabbaxsanaan.

