Qaamuuska Asalka
ambabbax
MagacLafdheeri
Macnaha
1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3. A. ah: qof markaa socdaal bilaabaya.
Erayo la-mid ah
ambaMagacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban “ani” iyo “ba”.amba² xi. ld ama.ambaalRaro awrka dushiisa la saaro si rarku aanan wax u yeelin awr…ambabbaxsanWax ambabbaxay ahaansho (cid).ambabbaxsanaanld ambabbaxsanaansho.ambabbaxsanaansho/dh ld ambabbaxsanaan.ambabbixi1. Qof socdaal gelaya waxa uu u baahanyahay siin. 2. Cid saf…ambabbixidld ambabbax¹ (1).

