Qaamuuska Asalka
ambaal
MagacLafdheeri
Macnaha
Raro awrka dushiisa la saaro si rarku aanan wax u yeelin awrka.
Erayo la-mid ah
ambaMagacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban “ani” iyo “ba”.amba² xi. ld ama.ambabbax1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3.…ambabbaxQof socdaal billaabid.ambabbaxsanWax ambabbaxay ahaansho (cid).ambabbaxsanaanld ambabbaxsanaansho.ambabbaxsanaansho/dh ld ambabbaxsanaan.ambabbixi1. Qof socdaal gelaya waxa uu u baahanyahay siin. 2. Cid saf…

