Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

amba

Magaceb

Macnaha

Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban “ani” iyo “ba”.

Erayo la-mid ah

ambaalRaro awrka dushiisa la saaro si rarku aanan wax u yeelin awr…ambabbax1. ld ambabbixid. Billowga socdaalka. 2. Lacag jidmar ah. 3.…ambabbaxQof socdaal billaabid.ambabbaxsanWax ambabbaxay ahaansho (cid).ambabbaxsanaanld ambabbaxsanaansho.ambabbaxsanaansho/dh ld ambabbaxsanaan.ambabbixi1. Qof socdaal gelaya waxa uu u baahanyahay siin. 2. Cid saf…ambabbixidld ambabbax¹ (1).
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms