Erayo la-mid ah
amar1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaa…amarQof hawl inuu fuliyo farid.amarbixinAmar farid; idmid; amarsiin.amardiiddoU hogaansanaan la'aanta amar la is faray. ld amardiidmo.amarkutaagleAwood maammul oo si aan sharci ahayn loo adeegsado. ld amark…amarkutaagleeAmarkutaagle samayn.amartiIsla weyni iyo kibir wadajira.amarweynaanKibir iyo isla weeyni badan. ld amarweyni.

