Qaamuuska Asalka
amarbixin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Amar farid; idmid; amarsiin.
Erayo la-mid ah
amar1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaa…amarQof hawl inuu fuliyo farid.amardiiddoU hogaansanaan la'aanta amar la is faray. ld amardiidmo.amarkutaagleAwood maammul oo si aan sharci ahayn loo adeegsado. ld amark…amarkutaagleeAmarkutaagle samayn.amartiIsla weyni iyo kibir wadajira.amarweynaanKibir iyo isla weeyni badan. ld amarweyni.

