Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

amardiiddo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

U hogaansanaan la'aanta amar la is faray. ld amardiidmo.

Erayo la-mid ah

amar1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaa…amarQof hawl inuu fuliyo farid.amarbixinAmar farid; idmid; amarsiin.amarkutaagleAwood maammul oo si aan sharci ahayn loo adeegsado. ld amark…amarkutaagleeAmarkutaagle samayn.amartiIsla weyni iyo kibir wadajira.amarweynaanKibir iyo isla weeyni badan. ld amarweyni.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms