Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

amar

(-rro/awaamiir, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Erey ama weer cid lagu farayo inay hawl fuliso. 2. Dhibaato weyn. 3. Kibir iyo qab weyni wadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.

Erayo la-mid ah

amarbixinAmar farid; idmid; amarsiin.amardiiddoU hogaansanaan la'aanta amar la is faray. ld amardiidmo.amarkutaagleAwood maammul oo si aan sharci ahayn loo adeegsado. ld amark…amarkutaagleeAmarkutaagle samayn.amartiIsla weyni iyo kibir wadajira.amarweynaanKibir iyo isla weeyni badan. ld amarweyni.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms