Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

agoor

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Neef irmaan oo muddo badan la maalayey; dhaqayo.

Erayo la-mid ah

agoolQolof cad oo madaxa yeesho marka uu basaaso.agoomeeIlmo agoon ka dhigid.agoomoobidld agoonoobid, agoontoobid.agoomowWax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.agoonWiil yar oo aabihii dhintay.agoonGabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood d…agoonnimoAgoon ahaansho.agoornimoAgoor ahaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms