Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

agoonnimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Agoon ahaansho.

Erayo la-mid ah

agoolQolof cad oo madaxa yeesho marka uu basaaso.agoomeeIlmo agoon ka dhigid.agoomoobidld agoonoobid, agoontoobid.agoomowWax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.agoonWiil yar oo aabihii dhintay.agoonGabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood d…agoorNeef irmaan oo muddo badan la maalayey; dhaqayo.agoornimoAgoor ahaansho.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms