Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

agoon

(agoon/-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Wiil yar oo aabihii dhintay.

Erayo la-mid ah

agoolQolof cad oo madaxa yeesho marka uu basaaso.agoomeeIlmo agoon ka dhigid.agoomoobidld agoonoobid, agoontoobid.agoomowWax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.agoonnimoAgoon ahaansho.agoorNeef irmaan oo muddo badan la maalayey; dhaqayo.agoornimoAgoor ahaansho.agoostoBisha siddeedaad ee sannadka miilaadiga ah.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms