Qaamuuska Asalka
agoomee
(-meeyay, -maysay)Falg2
Macnaha
Ilmo agoon ka dhigid.
Erayo la-mid ah
agoolQolof cad oo madaxa yeesho marka uu basaaso.agoomoobidld agoonoobid, agoontoobid.agoomowWax agoon ah noqosho (ilmo). ld agoomow, agoontow.agoonWiil yar oo aabihii dhintay.agoonGabar yar oo aabbeheed dhintay. 2. (m.u) Carruur aabbahood d…agoonnimoAgoon ahaansho.agoorNeef irmaan oo muddo badan la maalayey; dhaqayo.agoornimoAgoor ahaansho.

