Qaamuuska Asalka
ag
(-go, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Meel inta u dhow ama hareerka kaga xeeran.
Erayo la-mid ah
agaagFagaag. ld agag.agaagseagaalli m.dh Nuguushi (xiddigo).agaasimanWax la agaasimay ahaansho.agaasime1. Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed …agaasimidld agaasin¹ (2).agaasin1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2.…agaasinHabeyn iyo isku dubbaridid (hawl).agaasinnaanld agaasinnaansho.

