Qaamuuska Asalka
agaasiman
(-innaa, -innayd)Falmg4
Macnaha
Wax la agaasimay ahaansho.
Erayo la-mid ah
agaagFagaag. ld agag.agaagseagaalli m.dh Nuguushi (xiddigo).agaasime1. Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed …agaasimidld agaasin¹ (2).agaasin1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2.…agaasinHabeyn iyo isku dubbaridid (hawl).agaasinnaanld agaasinnaansho.agaasinnaansho/dh ld agaasinnaan.

