Qaamuuska Asalka
agaag
MagacLafdheeri
Macnaha
Fagaag. ld agag.
Erayo la-mid ah
agaagseagaalli m.dh Nuguushi (xiddigo).agaasimanWax la agaasimay ahaansho.agaasime1. Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed …agaasimidld agaasin¹ (2).agaasin1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2.…agaasinHabeyn iyo isku dubbaridid (hawl).agaasinnaanld agaasinnaansho.agaasinnaansho/dh ld agaasinnaan.

