Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

agaasime

(-mayaal, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof madax ka ah waax wasaaradeed, wakaaladeed, hay'adeed iwm. 2. A. guud: qof dhowr agaasime madax u ah.

Erayo la-mid ah

agaagFagaag. ld agag.agaagseagaalli m.dh Nuguushi (xiddigo).agaasimanWax la agaasimay ahaansho.agaasimidld agaasin¹ (2).agaasin1. Xafiis laga maamulo waax wasaaradeed, wakaaladeed iwm. 2.…agaasinHabeyn iyo isku dubbaridid (hawl).agaasinnaanld agaasinnaansho.agaasinnaansho/dh ld agaasinnaan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms