Qaamuuska Asalka
afartanaad
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh 1. (t.j) Tirada heerka afartanka ku abbaaran. 2. Xilli roob oo toban beri ah oo ka billawda afartamaadka dabshidka. ld afartamaad.
Erayo la-mid ah
afarTirada saddexda iyo shanta u dhexayso; “4”.afar-jihoAfarta geesood ee muhiimka ah ee kambaska: woqooyi, koonfuri…afar-madaxleMuruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal …afaraad/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. ld afraad.afardhegood/dh 1. Sagaarada lab ee kolkaas u soo baxeen geeso la arki k…afareeTiro afar ka dhigid.afareynld afareys.afareysashold afareysad, afareysi.

