Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afar-jiho

(juqr.)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Afarta geesood ee muhiimka ah ee kambaska: woqooyi, koonfuri, bari iyo galbeed.

Erayo la-mid ah

afarTirada saddexda iyo shanta u dhexayso; “4”.afar-madaxleMuruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal …afaraad/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. ld afraad.afardhegood/dh 1. Sagaarada lab ee kolkaas u soo baxeen geeso la arki k…afareeTiro afar ka dhigid.afareynld afareys.afareysashold afareysad, afareysi.afareysoTiro afar ka dhigasho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms