Qaamuuska Asalka
afardhegood
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh 1. Sagaarada lab ee kolkaas u soo baxeen geeso la arki karo oo kolkaa la moodo in ay afar dhegood leedahay. 2. Fallaar dhegtiiba laba tarfaaq leedahay, ama afar geesood oo geeskiiba dheg leeyahay. 3. Digir markaa soo baxday oo afar caleemood leh.
Erayo la-mid ah
afarTirada saddexda iyo shanta u dhexayso; “4”.afar-jihoAfarta geesood ee muhiimka ah ee kambaska: woqooyi, koonfuri…afar-madaxleMuruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal …afaraad/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. ld afraad.afareeTiro afar ka dhigid.afareynld afareys.afareysashold afareysad, afareysi.afareysoTiro afar ka dhigasho.

