Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

afar

MagacDhexdhexaadt

Macnaha

Tirada saddexda iyo shanta u dhexayso; “4”.

Erayo la-mid ah

afar-jihoAfarta geesood ee muhiimka ah ee kambaska: woqooyi, koonfuri…afar-madaxleMuruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal …afaraad/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. ld afraad.afardhegood/dh 1. Sagaarada lab ee kolkaas u soo baxeen geeso la arki k…afareeTiro afar ka dhigid.afareynld afareys.afareysashold afareysad, afareysi.afareysoTiro afar ka dhigasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms