Qaamuuska Asalka
af
(afaf, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Xubinta nafleydu ay wax ku cunto oo bushimaha, carrabka iyo ilkuhu ay ku yaalliin. 2. Dhinaca ay middidu wax goyso.3. Waddo, tog, xarig iwm dacalka ay ka bilowdaan. 4. Wax guda leh meesha wax looga shubi ama gelin karo. 5. A. leh: sida fiican ee birta la adeegsadaa wax u goyso.
Erayo la-mid ah
afaafMeesha furan ee aqal, xero iwm laga galo ama laga baxo; kadi…afaggaal/dh Toddobada xiddigood oo roqaha ah tan ugu dambaysa, una d…afarTirada saddexda iyo shanta u dhexayso; “4”.afar-jihoAfarta geesood ee muhiimka ah ee kambaska: woqooyi, koonfuri…afar-madaxleMuruqyada ugu waaweyn ee lugta fidiya midkood, wuxu ku yaal …afaraad/dh.t.j Tirada jagaale, keeda u dhigma afarta. ld afraad.afardhegood/dh 1. Sagaarada lab ee kolkaas u soo baxeen geeso la arki k…afareeTiro afar ka dhigid.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
