Qaamuuska Asalka
abbaarnaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld abbaarnaan.
Erayo la-mid ah
abbaan1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.abbaanduulCilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld a…abbaanduule1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye xigeenka gaas,…abbaannimoAbbaan ahaansho.abbaansashold abbaansi.abbaansoCid abbaan u noqosho (qof).abbaanwarreLaba isu dhaxday kan labka ah; say.abbaar1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.

