Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abbaanso

(-saday, -satay)
Falmg3

Macnaha

Cid abbaan u noqosho (qof).

Erayo la-mid ah

abbaan1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.abbaanduulCilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld a…abbaanduule1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye xigeenka gaas,…abbaannimoAbbaan ahaansho.abbaansashold abbaansi.abbaanwarreLaba isu dhaxday kan labka ah; say.abbaarHadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay. Tus. …abbaar1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms