Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abbaanduul

MagacLafdheeri

Macnaha

Cilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld ammaanduul.

Erayo la-mid ah

abbaan1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.abbaanduule1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye xigeenka gaas,…abbaannimoAbbaan ahaansho.abbaansashold abbaansi.abbaansoCid abbaan u noqosho (qof).abbaanwarreLaba isu dhaxday kan labka ah; say.abbaarHadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay. Tus. …abbaar1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms