Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

abbaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof cid magan geliyey. 2. Qof, cid magan u ah.

Erayo la-mid ah

abbaanduulCilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld a…abbaanduule1. Qof taliye u ah col duullaan ah. 2. Taliye xigeenka gaas,…abbaannimoAbbaan ahaansho.abbaansashold abbaansi.abbaansoCid abbaan u noqosho (qof).abbaanwarreLaba isu dhaxday kan labka ah; say.abbaarHadal, arrin iwm sida ku habboon ee looga baahanyahay. Tus. …abbaar1. Meel ku aadkeeda. 2. ld abbaarid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms