Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

← Maahmaahyo Afsoomali.com
"

Xoorkii laga dhamay xagaagii iyo xusuus baa geel lagu xer geeyaa.

"
XSoomaalida

Maahmaahyo kale (X)

"

Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.

"

xaasidaw xoogga beel.

"

xadhko geel ma wada xidhaan.

"

Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.

"

Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude.

"

Xarrago dumar xanuun ma leh.

Dhammaan Maahmaahyada →Qaamuuska Soomaaliga →

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms