Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude.
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
xaasidaw xoogga beel.
xadhko geel ma wada xidhaan.
Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.
Xarrago dumar xanuun ma leh.
Xiiso iyo xoorba way gudhaan.