Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Xog mooge xaajo waa dilaa.
Xabaallo waalid baa xoolo lagala baxaa.
xaasidaw xoogga beel.
xadhko geel ma wada xidhaan.
Xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan.
Xalaafo waa Xoogii Xirsi Muude.
Xarrago dumar xanuun ma leh.