"
waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iyo abaar rag; Abaar geel waa ilko laaan, abaar dumar waa ubad laaan, abaar ragna waa arin laaan.
"waxa jira sadex abaar, abaar geel ,abaar dumar iyo abaar rag; Abaar geel waa ilko laaan, abaar dumar waa ubad laaan, abaar ragna waa arin laaan.
"