Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
waa lagu shareeraa waxay sheegtaba ha waydee.
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno.
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa.
waan xoolo yarahayna deeq lagagama hadho waan dad yarahayna dagaal lagagama hadho.
waano dhalan baa ka adag.(ka roon)
Waari mayside war hakaa hadho.
Waayeel ha soocine, wax aqoonta sooca.