Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
waranka ninka kugu dhufta iyo ninka kugu dhaqdhaqaajia ninka kugu dhaqdhaqaajiya ayaa xun.
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno.
waa lagu shareeraa waxay sheegtaba ha waydee.
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa.
waan xoolo yarahayna deeq lagagama hadho waan dad yarahayna dagaal lagagama hadho.
waano dhalan baa ka adag.(ka roon)
Waari mayside war hakaa hadho.