Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
waraabaa yidhi ulna layla gaadhi waa cayna wax igama tarto.
Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno.
waa lagu shareeraa waxay sheegtaba ha waydee.
waalida ninkii soo baraa laga waraystaa.
waan xoolo yarahayna deeq lagagama hadho waan dad yarahayna dagaal lagagama hadho.
waano dhalan baa ka adag.(ka roon)
Waari mayside war hakaa hadho.