Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Tolkaaga iyo xaaskaaga midna looma xoog weynaado.
Tabcadaa ma tuugoobo.
Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola.
Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa.
Tol la’aani waa tows.
Tol yarraaday, tafo naagood baa laga dayaa.
Toladu waa mar aad gaadhi waydo iyo mar aad garan waydo.