Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Ragu waxa uu ka sheekeeyaa biiisa dumarkuna badhaadha hooda.
Raad arrooryo dib looma raaco.
Rag saddex ka oggow: Gacan gudhan, gar weecsan, iyo guddoon jilicsan.
Rag gar baa kala saarta dumarna jaan.
Rag hunguri buu isku raacaa.
Rag jidiin baa walaaleeya.
Rag la’aan waxba kuma yeeshee Rag xumaa ku disha.