Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Nin xoola ku siiya in badan baad aragtaa ninse talo ku siiya wax yar baad aragtaa.
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada.
Naag, naag ka umulisay iyo nin reer u weyni, midna siday wax u ogyihiin uma sheegaan.
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa.
Naagi kun nin way la sheekaysataa kawna way ka guursataa.
Naagi naag lala qabo waa u col.
Naagi nimay legdaan, kama kacaan.