Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Naag, naag ka umulisay iyo nin reer u weyni, midna siday wax u ogyihiin uma sheegaan.
Naag kun baa koodisa, kow baana guursada.
Naagaha iyo carruurtaba sasabaa lagu wadaa.
Naagi kun nin way la sheekaysataa kawna way ka guursataa.
Naagi naag lala qabo waa u col.
Naagi nimay legdaan, kama kacaan.
Naagi ninkay legedo kama kacdo.