"

Nin maalin ma gaadhid, nina sanad ma gaadhid, nina weligaaba ma gaadhid; nin maalin ma gaadhid oo waa ninka kaa faraska dheereeya, nin sanad ma gaadhid oo waa ninka xoolihiisu sanadkaa meel caws badan daaqiyey, nin weligaa ma gaadhid oo waa ninka kaa gabadha/naagta wanaagsan.

"
NSoomaalida