Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Marti iyo maydba waa la muquunshaa.
Musqul nin galay muraad buu leeyahay.
Muruqa laba suulle ninba si ku ah.
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta.
Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leedahay.
Mugdi, arlaada geed ii goduh.
Mudduci markhaati leh ayaan maankay ka waayey.