Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Mukulaal minankeedii joogtaa miciya aar bay leedahay.
Musqul nin galay muraad buu leeyahay.
Muruqa laba suulle ninba si ku ah.
Muraadka magaalo kaa gala muraayad baa kaa xigta.
Mugdi, arlaada geed ii goduh.
Mudduci markhaati leh ayaan maankay ka waayey.
Misbax minankaga u mugdi ah, minan dadow ma loogu nureyo?